U bood dhigaalka

Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Shacabka Kala Hadlaya Goobjoog News

Sheeko:Dalka

Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa hadda waxa ay kala hadalayaan shacabka Soomaaliyeed Goobjoog News, si dadku ay ugu gurmadaan walaalahooda ku dhibban dalka Yemen.

Dhageystayaasha Goobjoog dal iyo dibad kala jooga ayaa la filayaa in barnaamijkaan ay ka qeybqaataan, si ay wax isugu daraan walaalahooda Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.

Dhageystayaasha Goobjoog news ee ku sugan dalka gudahiisa waxa ay barnaamijka waxa ay inoo soo wici karaan sidan:-

Ganacsatada: 0616564444

Dadweynaha: 0615525758

Dadka dibadda: 0617073557

Waxaad lacagta lagu shubi karaa

  • Accountiga Salaama: MQD 0028404
  • Accountiga Dahabshiil: 3058178
  • Teleefan EVC ah: 0617885353

Dadka dibadaha jooga waxay lacagaha si toos ah ugu soo diri karaan Gudoomiyaha gudiga Sheekh Nuur Baaruud oo laga helo: 0615303738 ama Marwo Batuulo Gabale, gudoomiye ku xigeenka gudigan oo laga helo: 0618949960

Goobjoog News