U bood dhigaalka

Guddiga Doorashada Dadban Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Shahaaddo Iyo ID Bixinta Xildhibaannada

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay bilaabatay shahaaddo bixinta Xildhibaannada labada aqal.

Guddiga waxaa ay farayaan in Xildhibaannada tagaan Villa Hargeisa si ay u qaataan Shahaadada caddeynta Xildhibaannimada iyo Card-ka aqoonsiga.

Halkan ka akhriso warqadda guddiga:

g