U bood dhigaalka

Guddiga Doorashada Galmudug oo Aqbalay Liiska Xildhibaannada Ahlu sunna

Sheeko:Dalka

Guddiga farsamada iyo maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey liiska xildhibaannada maamulka Ahlu suuna ay ku yeelan doonaan dowlad gobaleedka afarta sano ee soo socota.

Qoraal ka soo baxay guddiga  ayaa lagu xusay magacyada 20 xildhibaannada oo Ahlu sunna uga mid noqonaya dowlad gobaleedka Galmudug oo hadda dhismihiisa ay ka socoto magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda maamulkaasi.

Halkaan Ka Akhriso

 

 

Goobjoog News