U bood dhigaalka

Guddiga Doorashada Heer K/galbeed Oo Kahor Yimid Go’aankii Guddiga Khilaafaadka

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee K/galbeed ayaa kasoo horjeestay go’aankii shalay guddiga khilaafaadka doorashooyinka ku laaleen 11 kursi oo aqalka hoose.

Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa lagu sheegay in K/galbeed oo lagu soo celiyey 5 kursi aaney aqbali doonin, una arkaan in siyaasad laga leeyahay.

Guddiga ayaa sheegay in musharraxiin laga guuleystay ay dacwadahan oogeen, balse ka guddi ahaan ay caddeenayaan in go’aankaasi aanu dhankooda quseyn.

Qoraalka guddiga Halkaan hoose ka akhriso

kgalbeed

Goobjoog News