U bood dhigaalka

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Oo Waqti Kordhin Sameeyay

Sheeko:Dalka

Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashoyinka iyo Jubbaland ayaa Afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan gellinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo maanta ku ekayd.

 

 

 

Goobjioog News