U bood dhigaalka

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Ee Doorashooyinka Oo Laalay 11 Kursi

Sheeko:Dalka

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ayaa laalay 11 kursi oo aqalka hoose ah kuwaa oo lagu muransanaa, iyadoo doorashadoodu ay ka dhacday Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Puntland.

Kuraastaasi ayaa dib loogu tartami doonaa, waxaana guddiga uu sheegay inuu dhageystay dacwadihii kuraastaasi, islamarkaana la horkeenay caddeymo, sidaasi darteedna lagu laalay.

Hoos ka akhriso qoraalka guddiga.

d1

d2

d3

d4