U bood dhigaalka

Guddoomiya Aqalka Sare Oo sheegay In Madaxwayne Farmaajo Uu Ku Xad gudbay Dastuurka

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Madaxwayne Farmaajo uu ku xad gudbay Daturka,kadib khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullahi Farmaajo uu ka hor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya Sabtidii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegneed 15-August 2020.

Halkan Ka Daawo Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare 

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2485999388368114/

Goobjoog News