U bood dhigaalka

Guddoomiyaha Baarlamaanka “Dhinacyada Mooshinada Miiska Wadahadalka Hasoo fariistaan”

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegayo in dhinacyadii mooshinada iska soo horjeedey keeney ee madaxweynaha ku saabsanaa in ay ogolaadeen wadahadalkii uu ku baaqay.

Warka ayuu ku faahfaahiyey qaabka loo wajahayo wadahadalada iyo in ay reebbantahay in saxaafadda ay la hadlaan xildhibaanada inta ay socdaan.

Hoos ka akhriso warka qoraalka ah

3334