Guddoomiyaha Dallada PUNSAA “Maqaamka Muqdisho Waxaa Xaq U Leh Dadka Daga” Sheeko:War Juun 4, 2020 Guddoomiyaha Dallada PUNSAA Feysal Axmed Warsame ayaa sheegay in maqaamka caasimada Mqudisho ay tahay in loo daayo dadka degan Gobolka Banaadir https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/content/uploads/2020/06/mqka.mp4