U bood dhigaalka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Gaaray Caasimada Galmudug

Sheeko:Baarlamaanka

Wafdiga uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,waxaana caasimada si heer sare ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Baalamaanka Galmudug iyo madaxda ka tirsan golayaasha Dowladda

u jeedka socdaalka guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa lagu sheegay ka qeybgalka furitaanka Kalfadhiga labaad ee golaha wakiilada Galmudug.

Eeg Sawiradda Qaabka Loo Soo Dhaweeyay Wafdiga Aqalka Sare

 

Goobjoog News