U bood dhigaalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Sheegay Inuu Buray Mooshinkii Farmaajo

Sheeko:Baarlamaanka

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in xildhibaannadii mooshinka keenay ay ka laabteen, sidaa darteedna uu mooshinkii buray.

Guddoomiyaha ayaa qodobo kala duwan u cuskaday in mooshinka uu buray, waxaa ka mid ahaa: in 14 Xildhibaan ay ka dacwoodeen in aanay saxiixin mooshinka, in aaney jirin maxkamad dastuuri ah iyo maxkamadda sare in aaney booskaas buuxin karin.

Akhriso, Qoraalka: