U bood dhigaalka

Guddoomiyahii Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday

Sheeko:Dalka

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Waare ayaa sidoo kale wuxuu xilkan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo mas’uulkan cusub loo rajeeyey in shaqadiisa u guto si hufan.

Hoos ka akhriso wareegtada: