U bood dhigaalka

Guddoomiye Abshir Axmed iyo Wafdigiisa Oo Lagu soo Dhoweeyey Garoowe

Sheeko:Baarlamaanka

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare-BFS mudane Abshir Maxamed Axmed, ayna ku jiraan senataro ay deegaanka doorashadoodu tahay Puntland ayaa Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, waxaa ku soo dhoweeyey masuuliyiin uu horkacayey guddoomiyaha Golaha wakiillada Puntland.

Mudane Abshir ayaa qeyb ka ah martida ka qeyb galeysa xuska 1-da August ee aasaaska dowlad goboleedka Puntland.
Halkaan ka eeg sida ay u dhacday soo dhaweynta  gudoomiye ku-xigeen  Abshir Axmed.
Goobjoog News