Guddoomiye Abshir oo Shir Guddoomiyey Golaha Wakiilada Jubbaland

Guddoomiye ku xigeenka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey golaha wakiilada  dowlad gobaleedka Jubbaland.

Guddoomiye Abshir ayaa horay u sheegay inuu Kismaayo u tagay inuu la kulmo golaha wakiilada oo ka mid ah meeshii laga soo doortay senatorada aqalka sare.

Sawirro:

Goobjoog News

Related Articles

4 Comments

  1. Talo xume autistic Farmaajo muxuu ka qaban karaa hawlaha ka socda Kismaayo? Ummaddii oo dhan baa ka hor timid
    maskax carruureedkiisa aan waxba lagu wadi karin.
    Awalba isagoo maskaxda ka xanuunsanaa oo “autistic” ahaa, awalba isagoo la-hayste ahaa buu misana is-gariirixinayaa. Daciifnimadiisa
    waa ruuxa Itoobiya u doontay ciidan uu dalka ku qabsado.

    Xabashi waa xusuusataa tii ka raacday Muqdisho 2006-2007-dii. Xiise kale uma qabto inay duullaan ku daydo Somalia.

    Ahbalkan Farmaajo ah wuxuu Abiy Axmed kala hadlayaa ciidan iyo in loo qabto Jubbaland. Abiy Axmedna wuxuu u dabaal degeyaa dunidii oo ku sharaftay billadda Nobel Prize oo lagu siiyay nabadda uu dalkiisa u horseeday. Bal Farmaajo ceeb ma kartaa mase dareemi
    karaa waxa dunida ka jira.

    Farmaajo waa dhoocil xun oo calooshii-la-cayaar ah.

    Kol dhowna waa la qixinayaa isaga iyo eyda ka daba wahwah leh.

  2. Viagra Bestellen Erfahrungsberichte Baclofen En France [url=http://cheapcial40mg.com]online pharmacy[/url] Dog Allergic To Amoxicillin Where To Buy Stendra Erectile Dysfunction

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW