U bood dhigaalka

Guddoomiye Maxamed Mursal “Xukuumadaan Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa Qabsoomidda Doorasho Waqtigeeda Ku Dhacda”

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ka hadlay ansixitan xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in kukuumadaan cusub looga fadhiyaa qabsoomidda doorasho waqtigeeda ku dhacda.

Daawo Hadal Jeedintii Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2755954154625363/

Goobjoog News