Guddoomiye Mursal Oo Qabtay Mooshin Xil Looga Qaadayo Madaxweyne Farmaajo

Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa  waxaa goordhow qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal.

Mooshinkan ayaa la sheegay inuu yahay hindisaha xilka qaadista madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Weli ma hadda qodobada lagu heysto, laakin wixii war ah oo ku soo kordha kala soco, Goobjoog News

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW