U bood dhigaalka

Guddoonka Golaha Shacabka oo go’aan ka soo saaray mooshinka ka dhanka Madaxweynaha

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray mooshinka xildhibaanadu ku dalbanayeen xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo Guddoonku uu si rasmi u shaaciyay in mooshinka uu soo gaaray xafiiskiisa 12-kii bishan Agoosto, ayna soo gudbiyeen illaa 93 Xildhibaan.

Gudoonka ayaa sheegay inuu marindoono qaab waafasan dastuurka ayna shacabka ugu adeegi doonaan matalaadooda, horayna ay u xalin jireen arimo xasaasi ah oo masiirka dalka saameynaya.
Go’aankan ka soo baxay Guddoonka ayaau qornaa sidaan ka akhriso lifaaqaan hoose
Goaanka-Guddoonka-Golaha-Shacabka-14.08.2015