U bood dhigaalka

Guddoonka Golaha Shacabka Oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada, Iyo Xildhibaannada Oo Ka Doodaya

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay Magacyada xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada ee guddoomiyaha golahan, iyadoo xildhibaannada golaha shacabkana ay ka doodayaan xubnaha guddigan.

Xubnahan ayaa ka kooban 15, waxaana dood ka dib la filayaa in xildhibaannada golaha shacabka ay meelmariyaan.

Halkaan hoose ka kahriso magacyada: