Hargeysa: Agaasimihii Universal Tv Oo La Xiray

Waxaa goordhow magaalada Hargeysa lagu xiray agaasimaha Teleshinka Universal ee Somaliland .
Maxamed Caabi Digaale, lama oga sababta rasmiga ah ee xabsiga loo dhigay balse wararka qaar ayaa sheegaya wareysiyo laga qaaday magaalada Hargeysa.
Agaasimaha Teleshinka Universal ee Somaliland Maxamed Caabi Digaale ayaa hadda ku xiran CID qeybta argigixisada ama loo yaqaano The detention facility of the Counter Terrorism Unit (CTU), waxaa maalgeliso dowladda Ingiriiska.
Illaa 27 saxafi ayey Somaliland xirtay sanadkii tagay, arrintaas oo qoraallo ka soo baxay hey’adaha u dooda xuquuqda saxaafadda iyo xuriyatul-qowlka ay cambaareeyeen.
Goobjoog News
Ukyolo pptqvd Cialis online us cialis prices
Bbqxdx lwfxiy Generic viagra us coupon for cialis
Qvodxh kbcgkf tadalafil 20mg buying cialis cheap
Ewzdml twpvmi canadian online pharmacy Tayuf