U bood dhigaalka

Haweeneey Dhashay 4 Carruur oo Mataano ah oo Ay 3 Ka Saqiireen

Sheeko:Dalka

Haweeneey lagu magacaabo Faadumo oo dhawaan magaalada Muqdisho ku umushay illaa 4 carruur ah oo mataano ah ayaa waxaa ka saqiirey 3 ka mid ah, xaaladeeda caafimaadna waa mid kasoo reyneysa.

Sida ay noo sheegtey hooyada Faadumo dhashay oo lagu magacaabo Timiro, haweeneydani waa mid xaaladeedu ay kasoo reyneyso inkasta oo ay soo martay dhib iyo xanuun badan.

Waxa ay haatan jiiftaa isbitaalka Masaarida ee Muqdisho, halkaasi oo lagu dabiibayo.

Dhageyso

Goobjoog News