U bood dhigaalka

Hayle Barise Technical Development Centre Oo Qaadaneysa Dufcadaii kowaad ee Tabarka Farsamadda iyo Mihnadaha

Sheeko:Dalka

MY COUNTRY. MY SKILLS. MY FUTURE.

Address: Bal’ad Road, Yaqshid district,Mogadishu-Somalia                                                                                        Tel: + 252617-649607/00252619977993/0252615950319                                                                                              E-mail: [email protected] or www.hayletech.com

OGEEYSIIS, OGEEYSIIS, OGEEYSIIS.

Xaruunta Hayle Barise Technical Development Centre waa xaruun bixisa  tababara farsamada iyo xirfadaha gacanta  (Technical and Vocational Training Centre), waxana ay ku taalaa Degmadda Yaqshiid, Wadada Balad ee Mogadishu. Xaruunta waxa ay ka diiwaan gashantahy Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Taclinta Sare ,  Hadaba xaruunta Hayle Barise waxey qaadanaysaa dufcadaii kowaad  ee Tabarka Farsamadda iyo Mihnadaha ee wiilal iyo gabdho.Hirgilinta tababarkan waxaa iska kaashanaya rugta ganacsiga soomaaliyeed , Xarunta farsamada gacanta ee xayle barise , Wasaaradda qorsheynta ,  Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare iyo Maamulka Gobolka Benadir.

Koursooyin la qaadanaayo waxaa ka mid ah:

Xirfadaha Farsamada Gacanta sida:

  • Farsamadda Solarka iyo Korontadda (Solar Energy, Electricity and Electronics).
  • Farsamadda Guud ee Birta (General Mechanic).
  • Dhismaha (Building and Construction).

Sharuudaha Isdiiwaangalinta

  1. Ardaygu waa in uu yahay Soomaali.
  2. Ardaygu waa in da’diisu u dhaxaysaa 16 ilaa 35 sano, rag iyo dumarba, waqtiga is diiwaangalinta.
  3. Ardayga waa in uu lee yahay waxbarasho dugsiga Hoose/Dhere, ugu yaraan fasalka 8aad, waa in uu keenaa shahaadada dugsiga dhexe oo asal ah.
  4. Ardayga ka haysta dhibco fiican Maadooyinka, Sayniska, Xisaabta iyo English ka wuxuu lee hayay tixgalin dheeri ah.
  5. Ardaygu waa in uu maskax ahaan iyo jir ahaanba caafimaad qabaa si uu uga qaybqaato casharada farsamada gacanta iyo casharada fasalka.
  6. Ardaygu waa in uu maraa imtixaan qoraal ah una gudbaa imtixan afka ah , Imtixaanka waxaa qadaya gudi ay madax ka tahay qeybta waxbarashada dadban ee wasaardda waxbarashada iyo tacliinta sare ee soomaaliya.
  7. Ardaygu waa in uu leeyahay aqlaaq wanaagsan uuna keenaa waalidkiis ama qof ka masuul ah .
  8. Ardayda ku gudubta imtixaanka waa in ay u hogaansamaan nadaamka waxbarasho ee xarunta farsamada ee Xayle- Bariise.

Isdiiwaan gelinta waxa ay ku egtahay  15/8/2017

Wixii faahfaahin ah waxa aad kala soo xariireesaa Xafiiska Xaruunta Xayle Barise ee Degmadda Yaqshiid, Mogadishu ama wac :

Tel. No: 0617649609, 0615950319

Abdiaziz Hassan Halane

General Secretary

Hayle Barise Technical Development Centre , Centre of Excellence For solar Energy

 

hybe2 hybe3 hybe2 hybe1