U bood dhigaalka

Hirshabeelle: Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Odayaasha Dhaqanka 3 Kursi

Sheeko:Baarlamaanka

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo ergada soo dooranaysa xildhibaanada saddax kursi.

Kuraastaan oo kala HOP#010, HOP#030 iyo HOP#066 ayaa lagu dooranayaa maalmaha soo socda magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Saddexdaan kursi ayaa waxaa baarlamaankii 10-aad ku matalayay dadka reer Baladweyne xildhibaanada kala ah :-

HOP#010: Cabdirisaaq Axmed Maxamed (Jindi).

HOP#030: Daahir Amiin Jeesow.

HOP#066:  Cumar Cismaan Waasuge