U bood dhigaalka

Hirshabelle: Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Looma Aasaasin inuu Noqdo Isbaheysi Mucaarad

Sheeko:Dalka

Qoraal ay maanta soo saartay dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa lagu sheegay in golaha iskaashiga dowlad goboleedyada aan loo aasaasin inuu noqdo isbaheysi mucaarad balse ujeedka ahaa inay dowladda federaalka ah kala shaqeeyaan arrimaha federalism-ka, qeybsiga kheyraadka iyo arrimo kale.

Hirshabelle waxaa ay sidoo kale qoraalkeeda ku sheegtay in go’aan walbo oo ay soo saaraan oo aysan kuwada dhammeen dowlad goboleedyada aanu aheyn mid sharci ah.

Akhri, qoraalka oo dhameystiran: