U bood dhigaalka

Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Hargeysa Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid Eng Faysal cali waraabe iyo Dr c/raxmaan cirro ayaa maanta kulan kula qaatay magaalaga Hargeysa ee Somaliland danjiraha Midowga Yurub Nicholas Berlanga

Labada dhinac ayaa wada hadlay arrimo dhowr ah, oo ay ugu muhiiomsan tahay doorashhooyinka, kadib markii dhowaan sedex xisbi ay heshiis ka gaareen hanaan dooraashooyinka oo  in badan uu khilaaf ka dhex jiray xisbiyada .

Waxaa sidoo kale kulan safiirka iyo guddoomiyeyaasha  lagu soo hadal qaaday sidii Midowga Yuruib ay u kordhin laheyd misaaniyadda ay u bixiyaan arrimaha doorashooyinka oo ay bixiyaan  qarashaadka ku baxa waqtigeeda.

Goobjoog News