U bood dhigaalka

Hoobiyeyaal lagu tuuray Muqdisho iyo dhimasho iyo dhaawac ka dhashy

Sheeko:Dalka

Wararka ka imaanaya Wardhiigley ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhaceen hoobiyeyaal dhowr ah kuwaas oo geystay dhaawac iyo dhimasho

Hal qof ayaa dhintay, 7 kale waa ku dhaawacantay duqeyn hoobiyeyaal oo ku dhacday degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

January 7, 2016: Ugu yaraan 3 ruux ayaa ku geeriyootay halka 4 kale ay ku dhaawacmeen madaafiic ku dhacday xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal halkaas ku sugan ayaa sheegay in ay goobta ku dhinteen dad rayid ah oo ka tirsanaa deegaanka.

Lama oga cidda soo riday iyo xitaa halka loo waday lakin arrintaas waxaa ay walaac ku abuurtay dadka reer Muqdisho.

Goobjoog News