U bood dhigaalka

Horyaalka Soomaaliya: Jeenyo Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag

Sheeko:Cayaaraha

Kooxaha kubadda cagta Jeenyo iyo Gaadiidka wada dheelindoon kulan ka tirsan hoyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019.

L.L.P Jeenyo kulankii u danbeeyay horyaalka Somalia Premier League waxa ay guul daro 2-0 kasoo gaartay kooxda ciidan booliska Soomaaliyeed ee Heegan kulan labada dhinac aya wada dheeleyn 12/03/2019.

Xidigaha Gaadiidka ciyaartii u danbeesay horyaalka iyagana waxa ay guul daro 2-1 kala kulmeyn kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club wuxuuna kulankaas dhacay 13/03/2019

Halkan Ka Aqriso Is Aragii U Danbeeyay Labada Koox

06/02/2018      Gaadiidka FC   0:1       Jeenyo FC

07/04/2018      Jeenyo FC        3:2       Gaadiidka FC

20/03/2017      Jeenyo FC        1:1       Gaadiidka FC

20/11/2016      Gaadiidka FC   2:2       Jeenyo FC

15/01/2016      Jeenyo FC        1:1       Gaadiidka FC

23/03/2016      Gaadiidka FC   1:2       Jeenyo FC

29/03/2015      Gaadiidka FC   4:2       Jeenyo FC

30/12/2014      Jeenyo FC        4:2       Gaadiidka FC

Ogeysiiska Kulanka

Tartanka-Horyaalka Somali Premier League

Kooxaha-L.L.P Jeenyo VS Gaadiidka

Tariikhda-20-03-2019

Maalinta-Arbaco

Saacada:-3:30pm

Garoonka-Banaadir Stadium