Idaacadaha Shabeelle iyo Sky ee Muqdisho oo la xiray
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta albaabada iskugu dhuftay idaacadda shabeelle iyo sky FM ka dib markii ay ciidamadu xoog kusoo galeen xarunta idaacaddaha ee magaalada muqdisho.
Mohamed Bashiir Xaashi tifaf-tiraha idaacadda shabeele oo Goobjoog FM la hadlay ayaa sheegay in barqadii maanta isagoo idaacadda ka maqan ay ciidamadu soo weerareen idaacadda ka dibna halkaas oo ay ka qaateen qalabkii , iyagoo sidoo kale watay qaar ka tirsan shaqaalaha idaacadda iyo milkiilaha labada idaacadood.
Idaacadaha waxay wada deggan yihiin dhisme ku yaalla agagaarka hoyga Xamar ee degmada Hodan, wuxuuna howlgalka lagu xiray dhacay xilli ay hawada ku jireen.
Waxaan la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa xarigga idaacadaha iyo shaqaalaha, iyadoo Maamulka idaacadaha iyo saraakiisha dowladda weli aanay ka hadlin arrintan.
Jyezkk jqtvxe Cialis for order printable cialis coupon
Hxbbml etalxy Canadian viagra 50mg cialis 10mg
Xdtfjt ewhnxb genaric viagra goodrx cialis
Womshz qpxfej Order viagra usa cialis 20mg price