U bood dhigaalka

Imtixaanka Fasalka Siddeedaad Oo Ka Furmay Gobolka Banaadir

Sheeko:Waxbarashada

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Flish) ayaa daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa sheegay in shaqaalaha wasaaradda waxbarashada iyo masuuliyiintoodu ay waqti geliyeen sidii loo qaadi lahaa imtixaan mideysan oo dugsiga dhexe ah guulna u rajeeyay ardayda ka qeyb galaysa.

Halkan Ka Daawo Imtixaanka Fasalka Siddeedaad Oo Ka Furmay Gobolka Banaadir 

Goobjoog News