U bood dhigaalka

In kabadan 10 ruux oo ku dhimatay dagaal mar kale ka qarxay Deefoow

Sheeko:War

Dagaal-h

11 qof ayaa ku geeriyooday 20 kalana waa ay ku dhawacmeen kadib dagaal mar kale maanta ka qarxay degaanka Deefow ee gobolka Hiiraan.
Dhaawacyadii ka dhashay dagaallada ka dhacay deegaankaasi ayaa isla maanta la gaarsiiyay Isbitaalka magaalada Beledwayne.
Howl wadeenada Isbitaalka Beledwayne ayaa sheegay in ay jiraan dhaawacyo loo soo qaaday magaalada Muqdisho sababo la xiriira qaar ka mid ah dhaawacyadaasi oo xaaladooda ay adag tahay.
Wararka laga hellay deegaannada ku dhaw dhaw ayaa sheegaya in dadkii rayidka ahaa ee ku noolaa Deefoow dhowr jiho u kala firxadeen iyaga oo ka baqdin qaba wax yeello ka soo gaarta dagaalka.
Wararka Goobjoog news