U bood dhigaalka

Ingiriiska oo Soomaaliya ugu Deeqay $10 milyan wax looga qabto Abaaraha

Sheeko:Amniga

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegeysa iney bixisay ilaa $ 10.7 milyan oo wax loogu qabanayo ilaa 500,0000 oo Soomaaliya.

Xildhibaan Vecky Ford oo ah wasiirka ayaa sheegay in dalkiisa uu bixinayo ilaa $22 milyan oo wax looga qabanayo abaaraha.

Go’aanka UK ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Ingiriiska .