U bood dhigaalka

Is Sharaxaadda Kheyre ee Madaxweynnimo Kadib, Dib u Milicso Barnaamijkii iyo Balanqaadkii Xukuumadiisa

Sheeko:Amniga

Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Cali Kheyre isaga oo ku dhawaaqay inuu 2020/2021 yahay murashax madaxweynnimo.

Daawo Warbixin Ku Saabsan Is Sharaxida Xasan Kheyre

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Is Sharaxida Xasan Kheyre

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/is-sharaxaadda-kheyre-ee-madaxweynnimo-kadib-dib-u-milicso-barnaamijkii-iyo-balanqaadkii-xukuumadiisa/

Goobjoog News