U bood dhigaalka

Itoobiya oo Fashilisay Weerar Ka Dhan ahaa Safaaradda Imaaraadka

Sheeko:Amniga

Ilaa 15 qof ayaa loo xiray kadib markii lagu tuhmay qorshe ah iney weerar ku ahaayeen safaaradda ay Imaaraadka ku leeyihiin caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa.

Sid ay sheegeen sirdoonka Itoobiya waxaa ay raggani wateen hub, rasaas iyo waxyaabaha qarxa iyo xataa Dokementiyo.

In kasta oo Imaaraadka aaney wax war ka ah kasoo saarin, warbixintan ay Reuters waxaa ku jirta in uu jiro qorshe kale oo ah weerar ku wajahan safaaradda Imaaraadka ee Suudaan.

Goobjoog News