U bood dhigaalka

Itoobiya oo Koronto, Internet iyo Isu Socod La’aan Ah

Sheeko:Amniga

Dalka Itoobiya ayaa saacadihii tagay waxaa hareeyey dibax-baxyo waaweyn, iyada oo la hakiyey isu socodka , lana jaray Internet-ka iyo korontada.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib dil loo geystay fannaanka dhalinyarada ah ee reer OromoHachalu Hundessa kaas oo dil qorsheysay lagu sameeyey caasimadda Adis Ababa.

Wararkan, oo faah-faahsan, kala soco, Goobjoog News