U bood dhigaalka

Jadwalka Khudbad Jeedinta Musharraxiinta Madaxweynaha

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa soo saarey jadwalka khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Musharraxiinta ayaa xildhibaannada Baarlamaanka khudbadahooda kahor jeedin doona 3 maalin oo loo kala qeybiyey 24-ka musharrax, waxaana ay ka bilaaban doontaa Khamiista berri ah.

Maalinta Axada ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo khudbad jeedinta musharraxiinta.

Halkaan hoose ka akhriso Jadwalka

Jadwalka

Goobjoog News