U bood dhigaalka

Jilaaga Reer Masar ee Nuur Al-Sharif oo Geeriyooday

Sheeko:Dalka

Waxaa goordhaw geeriyooday fanaanka caanka ah ee Masaarida ah  Nuur Al-sharif, sida waxaa qortay Wakaaladda wararka ee Bariga dhexe.

Soomaalida ku tixan Musalsalada taariikhiga ah ee Carabta waxaa ay ku yaqaanaan Musalsalaadka  Harun Al-rashid iyo Cumar Bin Cabdicasis, Waxaa kaloo lagu xasuustaa Musalsalka Xaaji Mutawali ee uu xaasaska badnaa.

Fanaanka waxaa uu dhigay Filimaan badan sida Cimaarat Yacquubiyaan, Al-Caashiqaan, waxaa u dhaxday Buusi iyo iyadana Jilaa ah.