U bood dhigaalka

Jubbaland Oo Iska Diidey Habraaca Doorashada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF

Sheeko:Dalka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha gudaha ee Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.

Waa dowled gobaleedkii  2aad  oo xubin ka ah dowladda federalka oo ka hor yimaaday warqadii ay soo saartay wasaaradda arrimaha guddaha iyo federalka, ayadoo horay warqad ay u soo saartay Dowled gobaledka Hirshabelle ayaa horay u soo saartay qoraal ay  ku diidan tahay warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka  Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada

Halkan Ka Akhriso: