U bood dhigaalka

Jubbaland Oo War Kasoo Saartay Go’aankii Maxkamadda Sare Ee Doorashada 8-da Kursi

Sheeko:Dalka

Maamulka Jubbaland ayaa taageertay qaraarkii baarlamaanka Soomaaliya ay ku diideen go’aan ka soo baxay maxkamadda sare ee ah in dib loogu laabto doorashada 8 kursi.

8-da kursi oo ka tirsan golaha shacabka ayaa waxaa Jubbaland ay sheegtay inay taageersan tahay qaraarka baarlamaanka, si aanay u dhicin qalqal siyaasadeed.

Jubbaland ayaa madaxweynaha talo ahaan u siisay in uu soo kala dhex galo hay’adaha dastuuriga ee khilaafku uu ka dhex curtay.

Halkaan hoose ka akhriso:

Jubbaland