U bood dhigaalka

Kalfadhiga 1aad Ee Aqalka Sare Oo Maanta Furmaya, Akhriso Ajendaha

Sheeko:Dalka

Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta oo isniin  ah,  January 16, 2017-ka uu furmi doono kalfadhiga ugu horreeya ee aqalka sare ama Senate-ka federaalka Soomaaliya.

Ajendaha kullanka waa sidan:

Sameynta Guddiga dooarshooyinka

Dhaarinta lix (6) Xildhibaan oo cusub

Kulanka waxaa uu dhacayaa 9:00 subaxnimo, waxaa uuna ka dhacayaa xarunta aqalka sare ee KM Zero.

Maanta waxaa sameysmaya taariikh cusub, waa markii ugu horreeysay ee uu kulmo aqal sare oo Soomaaliya ay leedahay, kala soco, warbixinno dhameystiran Goobjoog News