U bood dhigaalka

Kenya: Dad Badan Oo Isku-soo baxay Dhaarinta Xubno Mucaaradka, Labo Madaxweyne Ma Yeelan-doontaa?

Sheeko:Dalka

Dalka Kenya waxaa hadda ka socda dibad-bax ay isugu yimaadeen dhowr kun oo qof si loo dhaariyo xubno ka tirsan muraaradka

Boliiska iyo ciidamada ammaanka ayaa ka baxay goobta, taageerayaasha NASA ayaa isaga kala yimid gobollada Kenya.

Lama oga cidda dhaaran-doonta inay tahay Odinda ama ku-xigeenkiisa blasé dowladda ayaa albaabada isugu dhufatay Telefishinnada ugu waaweyn dalkaasi.

NASA oo ah xisbiga mucaaradka waxaa ay khamiistii soo saareen tiro ka duwan middii IEBC iyaga oo sheegay in Odniga uu helay doorashadii August 8.1 Milyan cod iyo Uhuru oo helay 7.9 Milyan.

Goobjoog News

13 12