U bood dhigaalka

Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Goor dhoweyd Ka Dhacay Isgoyska Sayidka

Sheeko:Dalka

Khasaaraha hordhaca ah ee ka dhashay Qarax xooggan oo  goor dhoweyd ka dhacay  isgoyska  Sayidka  ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qasaare is kugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhintay 4 qof, halka ay ku dhaawacmeen 5  kale.

Warkan wixii ku soo kordha kala soco Goobjoog .com

Goobjoog News