U bood dhigaalka

Kheyre Oo Wasiir Xilka Ka Qaaday

Sheeko:Dalka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday wasiirkii wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta.

Wasiir Xasan Macallin Xuseen ayaa lagu sheegay wareegtada in shaqada laga eryey, iyadoo xilkan si KMG ah u haynayo wasiir ku xigeenka wasaaraddan.

Xasan Macallin oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaan la ogeyn sababta xilka looga qaaday.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News