U bood dhigaalka

Kismaayo-Kooxaha Koban Iyo Kaneva Oo Bar Bardhac Ku Kala Baxay

Sheeko:Cayaaraha

Kulan ka mid ah kulamada heerka labaad ee Sera (B) da horyaalka Kooxaha Jubbaland  ayaa waxaa wada Ciyaaray kooxaha Koban Iyo Kaneva waxayna ciyaartaas ka dhacday garoonka Waamo.

Ciyaar adag oo dhaxmartay labada kooxood ayan midna Shabaqeeda aan la soo taaban. waxayna ciyaarta kusoo dhamaatay Bar bardhac 0-0 ah

Kulankaas waxaa usoo daawasho tagay qaar ka mid ah Xildhibaanada  aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Ee Soomaaliya. Sanotar Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Sanotar Iftiin Xasan Iiman. Oo marwaliba garab taagan horumarka  ciyaaraha Jubbaland,

Halkan Ka Daawo Sawiradda Ciyaarata Kooxaha Kn

Xaquuqada- Abdiqaadir Jaamac Gaboobe