U bood dhigaalka

Labo Musharrax Oo Usoo Gudbay Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Sheeko:Dalka

Waxaa dhammaatay tirinta codadka wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, taasi oo ka socota magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Wareegga Koowaad waxaa ku tartamay Saddex musharrax, waxaana codeeyay 89 xildhibaan, 1 cod ayaa halaabay, waxayan musharraxiinta codadka u kala heleen sidan:-

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo helay  57  cod

C/qaadir Shirwac oo helay 7  cod

Axmed Shariif Cali Hilowle oo helay   24 cod

Waxaa loo gudbi doonaa wareegga Labaad oo ay isugu soo hareen Musharraxiinta kala ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News