U bood dhigaalka

Labo Qof Oo Wadday Dooni Dad Tahriib ِAh Ay Ku Dhinteen Oo La Xiray

Sheeko:Dalka

Booliiska Talyaaniga ayaa xiray 2 qof oo looga shakisan yahay in ay naaquude ka haayeen Dooni ku quustay Strait of Sicily, Doonta waxaa ku dhintay 45 qof oo ay ku jiraan cunug yar iyo labo sibi ah.

Maraakiib Talyaani ah ayaa badbaadiyay shalay ilaa 629 qof oo Doontaas saarnaa, waxaa dadka ku jiray cunug 2 sano jir ah iyo 36 haween ah iyo 6 nin.

Waxaa kaloo ku jira dadkaas la badbaadiyay 419 nin, 138 haween ah, dalalka ay ka kala yimaadeen Eritrea, Libya, Morocco, Nigeria, Morocco, Pakistan, Senegal iyo Somalia.

Goobjoog News,