U bood dhigaalka

“Labo Sano Kadib Ma Ahayn In DFS Bilowdo Tirakoobka Ciidanka” Sidaa Waxaa Yiri..

Sheeko:Amniga

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka qeybta 21-aad ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya mas’uuliyad ay ka saaran tahay bixinta mushaaradka ciidanka gadooday.

Cabdi Maxamed Jaamac oo ayaa sheegay in tirakoob sax ah la helo ay muhiim tahay balse madaxada dowladda aysan aheyn in Labo sano kadib tiroob ciidan ay bilabaan.

Dhanka kale, sarkaalkan ayaa la yaab ku sheegay in askari ku jira furin hore oo dagaal ay hadana DFS ka jarato mushaarka iyo garaamkiisa (Cuntada)

Cabdi ayaa DFS ugu baaqay in nidaamka ay hadda wax ku waddo wax ka bedasho, islamarkaana askarta shaqeyneya ay helaan xuquuqdooda.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News