U bood dhigaalka

Lafta-gareen Oo Magacaabay Wakiillada Maamulkiisa Ee UK iyo Turkiga

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa waxaa uu UK iyo Turkey u magacaabay wakiil u gaar maamulkiisa.

Abuubakar Maxamed Cali Hatimay ayaa loo magacaabay inuu dowlad goboleedka Koonfur galbeed wakiil uga noqday dalakaasi. Sababo la xiriira xiriirka dhaqaalaha ayaa lagu sheegay.

Ilo ka tirsan xafiiska madaxweyne Cabdi Casis Lafta-gareen ayaa u xaqiijiyey Goobjoog News, iyaga oo intaasi ku daray in dhaqaale ku koobantahay.

Akhriso: Qoraalka: