U bood dhigaalka

Libya: Askar Ka Tirsan Ciidamad Khaliif Xaftar Oo La Dilay

Sheeko:Dalka

Ilo wareedyo amni oo Libyo ah ayaa sheegaya in la dilay 7 askari sidoo kalana ay waxyeello soo gaartay 6 oo ka tirsan ciidamada hoggaamiyaha Khaliif Xaftar.

Ciidamada uu hoggaamiyo Khaliif Xaftar ayaa waxay dagaal la galeen xoogagga Shura Council of Mujahideen in Derna ee bariga magaalada  Derna.

Korneyl Faarax oo ka tirsan ciidamada Khaliif Xaftar ayaa sheegay in ay dagaal la galeen kooxo ka tirsan Shura Council of Mujahideen in Derna, isaga oo tilmaamay iny ka qabsadeen goobo cusub.

Goobjoog News