U bood dhigaalka

Liiska Cusub Ee Xildhibaannada Beelaha Dega Jubbaland

Sheeko:Dalka

Maanta waxaa lix Xildhibaan oo cusub lagu doortay magaalada Kismaayo, 26 Xildhibaan ayaa ilaa hadda lagu doortay Kismaayo.

Hadaba halkan waa liiska Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland:

Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi ayaa helay kadib markii uu tanaasulay Cabdi Ismacil Nur

Xaawo Maxamed Aden oo heshay 38 cod ayaa ka guuleystay Xaawo Cabdulahi Maxamed oo heshay 12 cod.

Aden Isaaq Cali Oo helay 40 cod ayaa ka guuleystay Isaaq Aden Xasan oo helay 11 cod.

Maxamed Aden Macalin Oo helay 29 cod ayaa ka guuleystay Maxamud Cabdirashid cabdulahi oo helay  22 cod

Maxamed Xasan Idirisa Ganey oo helay  28 cod ayaa ka guuleystay Maxamed Rashid Sheekh Daahir  19 cod.

Sahro Jaamac Qorsheel  ayaa guuleystay kadib markii ay tanaasushay Maryan Cumar Hoori.

Wararka doorashada, kala soco, Goobjoog News