U bood dhigaalka

Liiska Cusub Ee Xildhibaannada Koofur Galbeed

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa maanta mar kale Koofur Galbeed lagu qabtay doorashada aqalka hoose, ilaa 7 kursi ayaa la doortay, dadka soo bixi waayey oo laga adkaaday waxaa ka mid ah wasiirka maaliyadda Maxamed Aden Ibrahim Fargeti, waxaa kaloo soo baxay wasiir Maxamed Jaamac Mursal.

Tartanka sidan ayuu u dhacay:

Kursiga 1aad: Aden Ibrahim Dhaayow ayaa ku guuleystay 50 cod

Daahira Maxamed Axmed 5 cod

Kursiga 2aad:  Xasan Cali Maxamed ayaa ku guuleystay 35  cod

Cabdilahi Ducaale Maxamed 15 cod

Hal cod oo halaabey.

Kursiga 3aad:  Maxamed Jaamac Mursal  ayaa ku guuleystay 48 cod

Cabdiqadir Maxamed Dhaqane 1 cod

Barre Ugaas 0 cod

Iyo Hal cod oo Hallaabey

Kursiga 4aad: Cali Aden Xuseen ayaa ku guuleystay 45 cod

Isaq Cabdulahi 0 cod

4 cod oo hallaabey

Kursiga 5aad: Maxamud Macalin Yaxye ayaa ku guuleystay 26 cod

Maxamed Aden Ibrahim Fargeti 25 cod

Kursiga 6aad: Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed 43 cod

Xaliimo Maxamed Cabdi 0 cod

5 cod oo Hallaabey

Kursiga 7aad: Khalif Duurey ayaa helay kadib markii aaney soo xaadirin kooxdii tartanka kula jirtay.

Wararka doorashada, Kala soco, Goobjoog News