U bood dhigaalka

Liiska Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre

Sheeko:Dalka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 1 Ra’iisul wasaare ku xigeenk, 26 wasiir, 26 wasiir ku xigeen iyo sidoo kale 15 wasiiru dowlayaal.

Xubnaha la magacaabay waxaa ku jiray wasiiro hore oo kasoo shaqeeyay xukuumadihii dalka soo maray, xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale oo dalka magac ku leh.

Hadaba Goobjoog News, waxay idiin soo gudbineysaa dhammaan magacyada golaha wasiirada ee xukuumadda Kheyre.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada
Waa1

Waa2

Waa4

 

Waa5